berberatoday.com
Mayarka Degmada Sheekh oo Sife Sharcidaro Ah Xabsiga Ugu Taxaabay Wariye Cabdikariin Isdaji
May 23, 2023 - Written by admin
Sheekh(Berberatoday.com)-Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil Waxa Lagu Xidhay Saxafi C/kariin Ciise C/laahi (Isdaji)Oo Ah Wakiil Wareedkii Televisionka CBA TV ee
Xadhiga Wariyahan aan Loo Marin Safe Sharciya oo Xalaaleynaya Waxa Amray Maayarka Degmadaas Ismaaciil Xabeeb oo Dhibsaday War Kacabasho oo Shacabka Iyo Maamulka Tuulada Hundisa Kaga Cawdeen Maamulka Degmada Sheekh Ay Katirsan Yihiin.
Wariyahan Waxa Lagu Xidhay Warqad uu Maayarka Degmada Sheekh Ismaaciil Xabeeb Sida Ay Sheegayaan Ilo Xogogaal Ah oo Warbaahinta Soo Gaadhay Mayar Xabeeb Ayaa Intuu Cabashada Maamulkiisa Dabooli Lahaa Ku Wayraxay Wariyihii Dadka Shacabka Ah Cabashada Ka Duubay.
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Wuu Cambaaraynayaa Xadhigaa Sharciga Baalmarsan ee Wariyaha Lagula Kacay Waxaanu Ku Baaqayaa In Xoriyadiisa Si Dag Dag Ah Loo Celiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews