Wasiirka Beeraha JSL Cabdiqaadir Iman Warsame Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale.
May 31, 2023 - Written by admin
Wajaale (Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa Maanta kormeer ku soo maray Mashruuca Banka Wajaale ee Gobolka Gabiley.
