Baarlamaanka Somaliya Oo Dood Ka Yeeshay Waxka Badelka Qodobada Dastuurka Ee Mudo Xileedka Madaxwaynaha.
June 4, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaanada baarlamaanka somaliya ayaa dood adag ka yeeshay wax badel lagu samaynayo mudo xileedka madaxwaynaha iyo golayaasha oo ay usoo gudbiyeen gudida golaha uqaabilsan arimaasi