berberatoday.com
Ganacsade Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Jidka Halbowlaha Ee Magaalada Wajaale Oo Mudo Xidhan Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada”Daawo Muuqaal
June 4, 2023 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Ganacsade Xasan Ibraahim Geele oo kamid ah ganacsada magaalada wajaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wadada halbolwaha ee magaalada wajaale oo mudo xidhan dhisme ay ku samaynaysay maamulka degmadu kaasi oo kala xidhay isku socodkii magaalada

Sidoo kale ganacsade dr xasan ayaa sheegay jeex jeexyada  ay wada hareeraheeda ku sameeyeen maamulku oo xidhay ganacsigiisa islamarkaana ay fadhiisteen biyo xiligan ay ka dhalan karaan xanuuno halis ahi

Dhanka kale ganacsade xasan ayaa wasiirka arimaha gudaha ugu baaqay in uu wajaale deg deg usoo gaadho si uu u ogaado xaalada magaalada

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews