Wasiiro Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Wacyigalinta Shidaalka Laga Qodayo Deegaanka Xood.
June 4, 2023 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Wasiiro xukuumada somaliland katirsan ayaa maanta magaalada burco kaga qaybgalay daahfurka barnaamijka wacyigalinta shidaalka laga qodayo deegaanka xood oo katirsan gobolka togdheer kaasi oo dhawaan la bilaabi doono qodistiisa.