Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Iyo Arimo Doora Wax Lagaga Waydiiyay”Daawo Muuqaal
June 5, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Wadani khaddar xuseen oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa sheegay in aanu mardanbe xisbiga kulmiye musharax madaxwayne ahayn muuse biixi madaxwaynaha Somaliland isagoo faah faahiyay sobobta aanu u ahayn iyo xogta uu ka hayo.