Ciidamado Kasoo Goostay Huwanta Laascaanood Ka Dagaalamaya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sool.
June 7, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Ciidamo kazoo goostay SSC Iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood ayaa maanta lagu soo dhaweeyay taliska ciidanka qaranka somaliand qaybta 7Aad ee deegaanka samokaab kuwasi ooh ore ciidanka qaranka Somaliland uga tirsanaa balse raacay markii hore caadifadii shacabka reer sool lagaliyay hadana ogaaday xaqiiqda oo kusoo laabtay Somaliland iyo ciidankii ay ka tirsanaayeen
Saraakiil ciidanka qaranka Somaliland katirsan ayaa soo dhaweeyay ciidanka kuwaasi oo sheegay in ay saamax yihiin wixii ciidamo iyo shacab ah ee la khalday