Halkan Ka Daawo Muuqaal”Dacwada Dastuuriga Ah ee Loo Haysto Cabdirisaaq Khaliif
June 7, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa dacwad ka dhan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed u gudbiyey Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka.