Gurigii Safiirka Somaliya ee Wadanka Sudan ee Dagaaladu Kasocdaan oo La Bililiqeystay oo Wixii Yaalayna Laga Gurtay
June 12, 2023 - Written by admin
SUUDAAN: Guriga safiirka Soomaalida u fadhiya Khartuum ayaa la bililiqeystay, iyada oo lagala baxay Gaadiidkii ay lahayd Safaaraddu, sida u sheegay safiirka oo cambaareeyay ficiladan oo uu ku tilmaamay in ay ka baxsan tahay xeerarka caalamiga ah ee diblumaasiyadda.
Dhinacyada Suudaan ayaa hore u bililiqeystey safaaradda, sidoo kalena suuqyada ku daadiyey lacagta Soomaaliya oo hal kaasi lagu daabacay.