berberatoday.com
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Ilaaliyayaasha Imtixaanka Iyo Arimaha ay Kula Dardaarmeen.
June 14, 2023 - Written by admin

Masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa kulan la yeeshay ilaaliyayaasha amaba gudoomiyayaasha goobaha imtixaanaadka qaranka ee dalka oo dhan

Kulankan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax iyo gudoomiye kuxigeenka xafiiska xasan kuwaasi oo ilaaliyayaasha iyo gudoomiyayaasha imtixaanaadka ardayda ufadhiisanaysa kula dardaarmay in ay kor uqaadaan sida ay u ilaaliyaan ardayda iyo waxyaabaha ka madnuuca ah.\\

Dhanka kale Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa dardaaran culus udiray ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo afraad ee dugsiyada sare.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews