berberatoday.com
Hargeysa oo Lagu Soodhaweeyay Xildhibaankii Buuxin Doona Booskii uu Baneeyay Cabdirisaaq Khaliif oo Qurbaha Ka Yimi”Daawo Muuqaal
June 15, 2023 - Written by admin

Xildhibaano ka tirsan golaha wakilada iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo Hargeysa ku soo dhaweeyay Yusuf Faarax Warsame oo lagu wado in maalmaha soo socda loo dhaariyo xilka xildhibaanimo ee golaha wakilada ee uu dhawaan baneeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed gudoomiyihii hore ee golaha wakilada Somaliland.
Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga Waddani waxaanu ka soo laabtay safar dibadeed.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews