Baadi Goobka Boqolaal Tahriibayaal Somali Ah Oo Ka Socda Bada Giriiga
June 17, 2023 - Written by admin
Athens(Berberatoday.com)-Boqolaal somali tahriibayaal ah oo dooni kula qaraqantay badwaynta giriiga ayaa lagu jiraa raad cadoodii taasi oo ay ku hawlan yihiin ciidamada bada ee dalka giriigu.