5 Hablood Oo Sedex Walaalo Yihiin Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Ka Dhacay Dalka Maraykanka.
June 18, 2023 - Written by admin
lle haw-naxariiste waxa magaalada Minneapolis Ee DDalka Maraykank ku geeriyooday 5 hablood oo Soomaali ah Kaasi oo uu sobobay geeridooda shil gaadhi
Shil gaadhi oo ka dhacay gudaha magalada Minneapolis ayaa sababay dhimashada 5 hablood oo Soomaali ah , kuwaasi oo 3 kamid ah ay yihiin Walaalo.
Hablahan ayaa la sheegay inay isu diyaarinayeen xaflada qalinjabintioda oo ku beeganayd maalinta barri ah.