berberatoday.com
Garowe oo Xaalad Adagi Kataagantahay Xaafado Laga Qaxay Iyo Ciidamo Uu Wato General Jimcaale oo Kala Xidhay Jidadka Muhiimka Ah ee Magaalada Iyo Xarumaha Dawlada Qaarkood
June 20, 2023 - Written by admin
Garowe oo Xaalad Adagi Kataagantahay Xaafado Laga Qaxay Iyo Ciidamo Uu Wato General Jimcaale oo Kala Xidhay Jidadka Muhiimka Ah ee Magaalada Iyo Xarumaha Dawlada Qaarkood
Ciidamada ka amar qaata mucaaradka ee ku sugan Magaalada Garoowe ayaa isku fidiyey xaafadda kowda agoos oo kaabiga u saaran xarunta Baarlamaanka iyo xarumo kale oo Dawladdu leedahay .
Xarumaha ganacsi ee ku yaala aagga Global iyo inta u dhaxaysa Buundada ayey ciidamadu amreen in la xidho dadka xaafadaha degganaan waxayna isugu sheegeen inay yihiin ciidamada badbaado Qaran.
Gaadiid ciidan oo ay wataan ciidamadan ayaa lagu gooyey wadooyinka magaalada qaybtood waxaana sii kordhaysa cabsida shacabku ka qabaan isku dhac .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews