|
berberatoday.com
Qaraxyo Isxiga oo Kadhacay Baardheere Somaliya Iyo Khasaare Ka Dhashay
June 21, 2023 - Written by adminLaba qarax oo xooggan ayaa ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
Warka ayaa intaa ku daraya in qaraxyadu ay ka dhaceen goob lagu tababarayay ciidamo.
Xigasho BBCSomali.com
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||