berberatoday.com
15 Dhalinyaro Ah oo Wadajir Loo Baadhay oo Laga Helay Xanuunka HIV Aids-ka Magalada Borama Iyo Sababtoo Loo Aneeyay…..
June 23, 2023 - Written by admin
15 dhalinyaro ah oo la wada baadhay oo isku xiga ayaa laga helay Xanuunka HIV Aids-ka Magalada Borama.
Waxaanay sheegeen inay ku xidhan yihiin oo ay fadhiistaan macaamiilna u yihiin Meheradaha hablaha xabashidii ay bunka ku sameeyaan ee Wadada hareeraheeda lagu sameeyo ee mudooyinkii udambeeyay ku soo badanayay Magalada Borama.
Arintani waxaa loo aanaynayaa inay hablahaasi xanuunkaa wadaan sidoo kalena anigu wali kama cabine waxaa la sheegay inay bunka wax ku daraan sidaasina looga cabo oo dhalinyaro badan ka cabaan, ee ha laga foojignaado ilaahayna ha laga baqo macsidana ha laga fogaado.
Waxa Qudbadii Jimcaha ku soo qaatay masjid Al-taqwa Ee Magalada Borama oo ka hadlay Mawduucan Sh Ibraahin Sacati.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews