berberatoday.com
Shan Maalqabeen oo Ku Geeriyooday Bada Hoosteeda Kadib Markii Ay Uqalab Qaateen Soo Araga Markabkii TITANIC oo 1500 Sano Kahor Dagay
June 23, 2023 - Written by admin
Shan qof oo maal qabeen ahaa oo saarnaa Gujis yar oo ay u kireysteen si ay u soo arkaan haraadiga markabtii caanka ahaa ee Titanic ayaa dhintay.
Waxaa ku jiray aabe iyo wiilkiis.
Waxaa la raadinaayay tan iyo Axaddii.
Shirkada iskaleh Gujiska waxay dadka ku soo dalxiisineysay goobta uu ku jabay markabkii Titanic tan iyo 2021-dii
Qof kasta oo loo daawasho geynayo wuxuu bixinayaa $250,000 oo dollar si ay ugu safraan aragtida burburka markabka Titanic.
Waxaana laga saxiixaa qofka in uusan mag lahayn hadduu soo noqon waayo oo uu ku dhinto safarkaasi halista ah.
April 14, 1912 ayuu burburay Titanic. In ka badan 1,500 oo qof ayaana ku dhintay.
250,000 oo dollar maku bixin lahayd si aad usoo aragtid markabkii Titanic?

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews