Somaliland oo Shaacisay Inay Dagaalka Laascaanood Qayb Ka Yihiin Ciidan Ay Tabobbareen Imaaraadka Iyo Maraykanku
July 7, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in dagaalka ka socda Laascaanood tan iyo bilawgii sannadkan, ay hadda qayb ka yihiin Ciidammo ay Dowlad-goboleedka Puntland u tabobbareen dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Maraykanku.