Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Jig Jiga Ee Caasimada Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya
July 9, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Wafti wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka socday xukuumada Somaliland ayaa maanta duhurkii ukicitimay magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida ee jig jiga halkaasi oo habeenkii xalay uu ku gubtay suuqii ganacsi ee magaalada
Ujeedada waftigan ka socday xukuumada Somaliland ayaa ah sidii ay shacabka iyo madaxda dawlad deegaanka somalida ula wadaagi lahaayeen tiiraanyada khasaaraha ka dhashay suuqan ganacsi iyadoo dawlad deegaanka somaliadu hore ugu soo gurmadeen Somaliland iyo daminta suuqa waaheen wakhtigii uu gubtay.