berberatoday.com
Doon Urarneyd Ganacsato Reer Somaliland Ah oo Ku Dagtay Biyaha Bada ee Udhexeeya Somaliland Iyo Yemen Iyo Hantida Saarnayd oo La Shaaciyay
July 10, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Sadex habeen ka hor waxa ku Dagtay biyaha bada ee udhexeeya Yemen iyo Somaliland aaga baabell Mandab S/K Alqana oo ah doon urarneyd ganacsato reer Somaliland.
Doontan oo mudo maalmo koobana sabaynaysay Ayuu Berberatoday Usheegay Ganacsade Maxamed Daa.uud oo kamida ganacsatada doontu urarneyd in rajo laga qabay in la hagaajiyo cilad kutimi ayaa Ugu dambeyn dagtay waxaana saarnaa 7 ruux oo shaqaalihii doonta ah 3 kamidi waxay ka caaryeen Bari Danaakil oo xeebaha Jabuutiya halka mid kalena markab helay geeyay dalka Yemen sadex kamida Shaqaalihii doonta ayaa la layahay nolol iyo geeri.
Hantida doontu ku rarneyd oo lagu qiyaasay 265000$ ayaa ahaa Bagaash Waxa lahaa ganacsade Maxamed Daa.uud Jaamac Maxamed Da’ud Berbera Iyo Nin ganacsade carab ah oo lagu magacaabo Nuureyni Axmed Qaasim.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews