berberatoday.com
Maxakamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Maanta Si Rasmi ah Udhagaystay Eedaymaha Loo Haysto Wariye Bushaaro Baanday!
July 10, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxakamadda gobalka Maroodijeex ayaa maanta la horkeenay Wariye Bishaaro Baande waxaana si rasmi ah loo gudo galay garmaqalka eedaha loo haysto oo ay kamid tahay kicin dadweyne.

Fadhiga maanta waxaa ka qeyb gashay Lizzia Walker  Wakiilka Dawladda Boqorada Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland.

Qareenada Bishaaro Baande ayaa codsaday in aan dacwadeeda lala sugin wariyaal maqan oo lahaysto eedo isku mid ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews