Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Magaalada Jig Jiga”Daawo Muuqaal
July 10, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Wafti Wasiiro oo madaxwaynaha somaliland udiray gurmad suuqii ganacsi ee ku gubtay magaalada jig jiga ee caasimada ismaamulka somalida ayaa maanta booqday suuqii gubtay halkaasi oo ay indhahooga kusoo arkeen malaayiin hanti ah oo ku shuf beelay