Jicibow: Tirada Carruur Iyo Dad Kale oo Ku Dhintay Qarax Miino
July 11, 2023 - Written by admin
Jicibow(Berberatoday.com)-7 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan Carruuri, ayaa ku dhintay qarax miino oo ka dhacay deegaanka Jicibow oo qiyaastii 25km dhanka waqooyi kaga beegan degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.