berberatoday.com
“Komishanka Doorashada Xeer Lam 92 Sadex Doorasho Ayuun Buu Ku Waajibiyay In Ay Qaban karaa, Tu Afraad Sharciga Ay Ku Qaban Karaan, Bal Dadka Ha Usheegaan?Siyaasi Cali Guray.
July 11, 2023 - Written by admin

Gar Baa Loo Yahay Islaam!

Komishanka Doorashada Xeer Lam 92 Sadex Doorasho Ayuun Buu Ku Waajibiyay In Ay Qaban karaa. Tu Afraad Sharciga Ay ku Qaban Karaan Bal Dadka ha Usheegaan? Marka ay Road mapka Doorashada Madaxtooyada Soo Saaraan hal qodob ayay Wakiilada ka Codsanayaan in la Waafajiyo  Maaha Weliba Xeerka Doorashada madaxtooyada oo isagu dhamaystiran ee Waa Qodob keliya oo ku jira xeerka Lam. 14 La qasay. Waana Qodobka keliya ee qiilka ay ka dhigtaan ururadu. Xeer Lam 92 Laftiisa wax diidayyaa ma Jiro in la waafajiyo Doorashada Ururada ama mar ha lala qabto ta madaxtooyada ama ha laga Dambaysiiyo eh.

 

Labada Xeerba Wakiiladu Hore Ayay Wax-ka-bedel Ugu Sameeyeen Aqlabiyadna Ugu Ansixiyeen Balse waa Kii Kartoonka ku riday Saleebaan Gaal isaga oo aan xaq u lahayn Keligii Oo Aan Golaha Horgeyn sida uu sharcigu farayay.

Markaa labadan doorasho maynu qabsan kari waayine malaha doorasho dambe ayaan loo jeedinba in Dalka ay ka qabsoontoba.

SIYAASI CALI GURAY

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews