Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Suxufi Madar Cabdi Axmed Alle Ha Unaxariistee”Daawo Muuqaal
July 13, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha,unaxariistee waxaan galabta xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum suxufi madar cabdi axmed oo maalintii shalay ku geeriyooday dalka itoobiya
Aaska marxuumka oo ay kasoo qyabgaleen badi warbaahinta somaliland ,siyaasiyiin iyo dadwayne tiro badan ayaa waxay ka warameen doorkii uu marxuum madar ku lahaa horumarinta saxaafada Somaliland