berberatoday.com
Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Kulamo Gooni Gooni Ah La Yeeshay Madaxwaynaha, Asxaabta Iyo Ururada Siyaasada+ Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
July 13, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta kulamo gooni-gooni ah la yeeshay Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, Madaxda Axsaabta iyo Ururrada Siyaasadda JSL.

Kulamadan oo ay warbaahintu dib joog ka ahayd ayaa ujeedadiisu ahayd sidii komishanka doorashooyinka daneeyayaasha siyaasada dalka ugala arinsan lahaa sida ay Somaliland doorashooyin uga dhici karaan iyo xal uhelida doorashada soo horaynaysa qabsoomideedu iyo dabarada sharci ee ku gadaaman qabashada doorashada ururada cusub.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews