“Muj Maxamed Cali Wuxuu Fadhiisin Ka Dhigtay, Geedka Maxamed Cali Iyo Wadada Godka, Oo Udhaxaysa Wajaale Iyo Geed balaadh,Dhalinyarada Waxaan Leeyahay, Halkaasi Taga Oo Isku Soo Mehersada” Wasiir Maxamed Kaahin.
July 13, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa ka waramay taariikhdii halgameed ee Muj Maxamed Cali Faarax oo kamid ahaa sarkiishii SNM EE Bilaabay halganka dib uxoraynta madaxbanaanida Somaliland ayaa siqoto dheer uga hadlay isagoo ka sheekeeyay goobkii uu ka bilaabay halganka iyo fadhiisimadii uu ka samaysay deegaano xuduudka Somaliland ku dhow.