berberatoday.com
Cisbataalka Berbera Wuxu Noqday Dukaan Private Ah oo Gaar Loo Leeyahay
July 14, 2023 - Written by admin
Saaka saacadu markay ahayd 6 iyo 40 daqiiqo ayaan ninkaasi oo afka lagu dhuftay geyay saldhiga markiiba way arkeen rifeeryadiina way ujareen kadib dhakhtarka ayaan geeyay waxaanan la kulmay arin aanan hore u arag ,
Qaybta emarjensiga ayaan galiay waxaa laygu yidhi la eegi maayee horta jiwan soo goose 50,000 sl shiling ah, oo xafiiskan gal ,
oo maxaa isbedelay ayaani idhi. Wuxuu iigu jawaabay Dr jamaal o shaqda ku jiray amaga amarkaas ayaan qabnaa e inantaa kasoo goose cadaynta dhakhtarka ,
Lamaba engine maxaan goostaa ee la cadaynayaa,
Waan iskaga noqonay Ana markaa lacag ma sidan oo ò deg deg uunbaan ugu gurmaday ninkan la afka la jabiyay,
Hadaba ma tukaan private ahbaa cisbitaalkii dawladu xataa marka aad qofka ushaqayso wax jaaj garee lkn adigoon gumadba samayn dhaawiciina eegin lacag bixi halguu shaqeeyee dee markaa waa cisbitaal gaar loo leeyahay,.markii horeb qofka la keenaa ee wax.ku dhacaan isagaa soo iibsan jiray wixii dawo ah ee.loo baahdo lakin iminka xadkii ayay ka baxday
Wariye Jaamac Cali
Berbera Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews