Ergayga Xukuumada Somaliya Uqaabilsan Wada Hadalada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay!
July 14, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ergayga Madaxwaynaha Somaliya uqaabilsan dib ubilaabadiba wada hadaladii somaliland iyo somaliya Cabdikariim Guuleed oo kilan la qaatay wakiilka qaramada midoobay ufadhiya somaliya;
Cabdikariim guuleed ayaa sheegay in wakiilka qaramada midoobay ay wada hadleen sidii dib loogu bilaabi bilahaa wada hadaladii udhexeeya somaliya iyo Somaliland