Madaxwynaha Masar Iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Ka Shiray Biyo-xidheenka Webiga Nile.
July 14, 2023 - Written by admin
Cairo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka wadahadlay xiisadda Suudaan, xidhiidhka labada dal iyo biyo xidheenka weyn ee Itoobiya ay ka sameyneyso webiga Nile, sida ay sheegtay madaxtooyada Masar.
