Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Biyaha Jsl Oo Xilkii La Wareega”Daawo Muuqaal
July 15, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha somaliland ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada iyo wasiiir kuxigeenkii hore ee wasaarada