Labadii Xubnood ee Xisbiyada Mucaaradka Umatalaayay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Qaadacay Warqadii Lagu Cayimay Doorashada Ururada”Daawo Muuqaal
July 17, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada xubnood ee guddida Doorashooyinka ugu jira labada xisbi mucaarad ee Somaliland ayaa qaadacay go’aankii maanta ka soo baxay guddida Doorashooyinka.
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in doorashada ururradu soo horrayso oo bisha 28 December ee sannadkan la qaban doono halka ta madaxtooyadana la qabanayo 13 November 2024.