berberatoday.com
Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyay Xubnaha Saxeexay Go,aankii Ay Shalay Kasoo Saareen Doorashooyinka
July 18, 2023 - Written by admin
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL sida uu dhigay Xeerhoosaadkoodu , marna ba ma baahin warqaddaha go’aamada KDQ soo saaraan ee ay ku saxeexaan yihiin xubnaha KDQ 6aad.
Laakiin taas badelkeeda, KDQ waxaa uu go’aamada noocaas ah u baahiyaa hab qoraal/hadal oo aan lahayn saxeexa xubaha KDQ. Gudoomiyaha ayaa awood u leh in uu ku hadlo afka KDQ marxalladdan, sida uu dhigayo Xeerhoosaadka KDQ.
Haddaba waxaanu caddaynaynaa isla markaana bulshada la waddagaynaa in Go’aankii Cayimaadda Qabsoomida Doorashooyinka JSL ee KDQ maalintii shalay soo saaray in ay saxeexeen shan xubnood oo ka mid ah xubnaha KDQ. Ugu dambayn, si aanu bulshada JSL ugu bayaamino waxaanu halkan kula wadaagaynaa Warqaddii Go’aanka ee xubnuhu saxeexeen.
ALLAA MAHAD LEH

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews