“Maanta Afar Dhibaato Ayaa Jira; Wado Xumo, Dirawal Xumo, Gaadiid Xumo Iyo Taraafig Xumo”Taliye Dabagale”Daawo Muuqaal
July 18, 2023 - Written by admin
Hasrgeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland gen maxamed aadan saqadhi dabagale oo ka hadlay tababar loosoo xidhay ciidamo katirsan booliska Gaar ahaan ciidanka nabadgalyada wadooyinka ayaa si adag uga hadlay talaabooyinka ciidanku ka qaadayaan kooxaha tuugta ah iyo badhcadyada kala duwan ee kusoo badanaya caasimada hargaysa.