berberatoday.com
Xildhibaan Maydhane Oo Ka Waramay Weerar Lagu Soo Qaaday Isagoo Ku Sugan Magaalada Hargaysa Iyo Cida Hogaaminaysay Kooxdan!
July 18, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Xuseen maydhane oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa sheegay in saaka isagoo ku sugan huteelka baraar ee magaalada hargaysa ay weerar iyo afduub kusoo qaadeen badhasaabka gobolka awdal iyo kooxo uu horkacayo halkaasi oo ay ugu gaysteen gacan ka hadal.

Dhanka kale xildhibaan maydhane ayaa sheegay in badhasaabka cusub ee awddal iyo kooxdan uu watay ay ku dilayeen in uu doorta gudoomiye xukuumadu wadato ismarkaana uu ka leexdo cali xaamud oo ay isku reer awdal yihiin isagoo shacabka reer boorama fariin culus udiray.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews