Shirka Dejinta Siyaasada Daryeelka Bulshada Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Berbera”Daawo Muuqaal
July 19, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland ayaa soo Gabo Gabaysay Shirka Siyaasada daryeelka bulshada oo mudo laba maalmood ah ka socday magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera