Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Xildhibaan Jamaal Oo Maalintii Shalay Dhaawacyo Loo Gaystay Ugalaya Qaliin.
July 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay xaalada caafimaad ee xildhibaan jamaal aadan diiriye oo maalintii shalay koox ciidan ah ku farasaareen magaalada haragysa halkaasi oo ay soo gaadheen dhaawacyo sobobay in lagu sameeyo qaliin
Dhanka kale xildhibaan sokeeye ayaa ka hadlay xildhibaan maydhane oo isna maalintii shalay magaalada hargaysa ay weerar gacan ka hadal ugu gaysteen badhasaabka awdal iyo odayaal uu watay.