Wasaarad Maaliyada Somaliland oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Maamulayaasha Kastamada Dalka
July 21, 2023 - Written by admin
Masuuliyiintii Kastamka Berbera oo La Bedelay Iyo Kuwo Cusub oo Lasoo Magacaabay.
Jamaal Ciise Obsiiye Maamulaha Cusub ee Kastamka Berbera, Saalax Cabdillahi Aadan Maamule Kuxigeenka Cusub.
Waxa La Bedelay Axmed Maxamed Habane Maamulihii Kastamka Berbera Iyo Kuxigeenkiisii Axmed Ismaaciil.
Maamulihii Iyo Kuxigeenka Laanta Hubinta Kastamka Berbera ee Barxada Dambe Ayaa Ayigana Loosoo Cabdiraxmaan Cabdi Khayre Iyo Cabdiraxmaan Axmed Aadan.
Bedelka Masuuliyiintan Ayaa Waxa Sahayday Badeecad Cashuurteedu Tahay Lacag 700.000.000.Sl Shilin Ah oo Dekeda Lagu Qabtay Iyadoo Bilaa Cashuur Ah.