Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Lafilayo In Uu Utartamo Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye!
July 22, 2023 - Written by admin
Wasiirkii Hore ee wasaarada arimaha dibada somaliland iyo wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga ee xukuumadii axmed siilaanyo Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa lafilayaa in uu kamid noqda siyaasiyiinta damaca leh ee utartamaya gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye .
