Xoghayihii Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbiga Waddani Oo Iscasilay
July 24, 2023 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Xoghayihii xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka Ee Xisbiga Wadani Maxamed Cabdilaahi bookh ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbiga waddani isagoo ka hadlayay sobobaha ku kalifay iscasilaadiisa.