Xildhibaan Maxamed Khadar Oo Ka Hadlay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Ee Lagaga Guulaystay, Kana Digay In Si Gaara Loo Bartilmaameedso Xildhibaanadii Reer Sool Ee Ucodeeyay! H
Sidoo kale xildhibaan maxamed khaddar ayaa ka digay in si gaara loo bartilmaameedso xildhibaanadii reer sool ee ucodeeyay kuwaasi oo ilaa shalay ay xukuumada iyo xubnaha xisbiga kulmiye eedo lafjab ah umarinayeen warbaahinta.