Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Gurigiisa Ku Booqday Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
July 26, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Cusub ee Golaha wakiilada Somaliland yaasiin Xaaji Maxamuud xiir faratoon ayaa galabta ku guriisa ku booqday musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro halkaasi oo ugu tagay salaam iyo in ay iska xogwaraystaan xaaladaha dalka.
