Somaliya”Tirada Ciidan Ku Dhintay Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Xerada Jaalle Siyaad
July 26, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday)-illaa 10 Askari, ayaa lagusoo waramayaa inay ku geeriyoodeen, tiro ka badanna ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay gudaha kulliyadda ciidammada ee Jaalle Siyaad oo ku taal degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.