Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Jabhad Lagaga Dhawaaqay Buurta Gacan Libaax!
July 26, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa markii uhoraysay ka hadlay jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay buurta gacan libaax isagoo sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi , sabab u tahay jabhadda cusub ee lagaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa.
Sidoo kale Xoghaye Khadar Xuseen Cabdi, Xoghahaya guud ee Waddani ayaa sheegay in hore Jabhadi uga aasaasantay galbeedka Somaliland, dagaalka Sool iyo jabhadda cusub ee Gacan-libaax-ba ay tahay tala xumida madaxweyne Biixi,