Sheekh Almis Yaxya Oo Ka Hadlay Halista Ay Umadda Uleeyihiin Hadii Ay Shan Kooxood Uheshiiyaan!
July 29, 2023 - Written by admin
Sheekh Almis Imam Yaxye Xaaji Ibraahim ayaa khudbadii jimce kaga hadlay maalinta cashuura oo ah markii ilaahay nabi muuse badbaadiyay islamarkaana la halaagay fircoon.’
Dhanka kale sheikh almis ayaa ka hadlay halista ay umada uleedahay hadii ay shantan kooxood isla helaan iyo sida ay madaxda ugu horseedaan halaag.