Dalalka Taiwan Iyo Somaliland Oo kala Saxeexday Heshiis Ganacsi!
July 31, 2023 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Dhaqaalaha ee dalka Taiwan, Ms. Mei-Hua Wang iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Maxamuud Xasan Sacad “Saajin” ayaa heshiiska u saxeexay labada dawladood iyagoo goob joog ay ka ahaayeen, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL Mudane Cabdirashiid Ibrahim, Maareeye Xigeenka Hay’adda Aaga Cashuuraha ka Caagan ee Somaliland Abdikarim Ibrahim,Safiirka Somaliland ee dalka Taiwan Mudane Mohamed Hagi iyo ganacsatada labada wadan wakiilo metelaayay.

