Xarunta Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta ee Dalka Masar uu Dab Ka Kacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
August 5, 2023 - Written by admin
Subaxnimadii saaka ayaa waxaa dab xooggan uu ka kacay dhismaha Wasaaradda Awqaafta ee ku taalla bartamaha magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana kooxaha dab-demiska oo uu kormeerayo guddoomiyaha magaalada Qaahira billaabay dadaallo lagu xakameynayo dabka.