“Kulmiye Waa Awr Raray Ah oo Gaboobe Imikana Waaba Urur Sabab Ay Reer Saaxil Isugu Buquujiyaan oo Tartan Ugu Galaan Garanmaayo Iyagoo Ururo Reer Saaxil Hogaaminayaan Joogaan”Kusimaha Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka WAABARI Cumar Shucayb.
August 7, 2023 - Written by admin
“Kulmiye Waa Awr Raray Ah oo Gaboobe Sabab imikana Waaba Urur Sabab Ay Reer Saaxil Isugu Buquujiyaan oo Tartan Ugu Galaan Garanmaayo Iyagoo Ururo Reer Saaxil Hogaaminayaan Joogaan”Kusimaha Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka WAABARI Cumar Shucayb.