Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Dalbaday Xisbiyada Mucaaridka Somalilland
August 9, 2023 - Written by admin
Qoraal maanta kazoo baxay xafiiska Xoghayaha gaar ah ee madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi mubaarik ismaaciil taani ayaa xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Wadani iyo Ucid uu kaga dalbaday in ay kulan iskugu yimaadaan qasriga madaxtooyada jsl maalinta Arbacada 09/08/2023 oo ku began maalinta bari.