Taariikhda Fanaankii Xasan Ismaaciil Uurcade(Tuse aw-toosiye) oo Xalay Hargaysa Ku Geeriyooday”Daawo Muuqaal
August 9, 2023 - Written by admin
Allaah haw naxariistee Waxa Magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Xasan Ismaaciil Mooge Uurcade oo loo yaqaanay Tuse Aw Toosiye.
Waxa uu ahaa fanaan ka tirsan Bahda Fanka, waxaanu magaciisu si weyn ugu sii shaac baxay Riwaayadii if iyo aakhiro.
Marxuumku wuxu kamid ahaa fanaantii xooga dalkii Somaliya.